Sign in to follow this  
Deeq A.

“Nabadu Waxa Ay Ku Imanaysaa Marka…” Dib U Milicso Muuse Biixi Oo Madaxweyne Cigaal U Hanjabaya Kuna Eedaynaya In Uu Sameeyay Dastuur Jabin

Recommended Posts

Deeq A.   

“Dadku maanta waxa ay ku doodayaan laba arrimood shir-beeleed hala qabto iyo dastuur ayay qaadanay in aynu doorasho galno ayaa wanaagsan iyada ayaynu doonaynaa, iyada ayaa danteena ah, laakiin dee halbaa yaalla haddii ninkii dastuurka lagu aaminay uu yidhi dastuurka aniga oo kaliya ayaa wax ku fushanaya, haddii uu yidhi dastuurku aniga dantayda mooyee dan kale ma raacayo, dee ninkaa yidhaa taasi ma soconayso maxaa lagu haystaa”

“Nabadu waxa ay ku imanaysaa marka la is-qadariyo marka la is-maamuuso marka ay talladu meerto noqoto…”

“Bari waynu ognahay, Burco iyo Laascaanood halka ay marayso, Ma Hargeysa oo kaliya ayaa dawlad noqon doonta oo waliba dhinac ah (daan ah)…”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this