Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka Oo Ciro Xilka Ka Qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudiga doorashooyinka heer Federaal oo xilkii ka qaadey Gudomiye Maxamed Xassan Cirro, waxaa lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan iyo ku milmidda siyaasadda.

Maxamed Xasan ciro ayaa sidoo kale la sheegay in muddooyinkii u dambeyay uu qeyb ka ahaa shaqa xumo guddiga ka dhex jirtay

 

Xubnahaan guddiga ka tirsan ee xilka ka qaaday oo muqdisho ku shiray ayaa sidoo kale sheegay in maalmo fara badan laga arin sanayay arrintaan.

Xilka qaadista Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa timid xilli ay maalmihi la soo dhaafay ay taagneyd muran xoogan oo dhanka doorashada ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this