Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka heer Jubaland oo shaaciyay dooorashada lix kursi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda iyadoo doorashadana ay ka dhici doonto dhawaan magaalada Kismaayo.

Doorashadan lixda kursi ah ee la iclaamiyay ayaa ah kuwii ugu horeeyay ee golaha shacabka ah ee sanadkan sii dhamaanaya la qabanayo magaalada Kismaayo ee xaruna kumeelgaarka ah ee Jubbaland.

Jadwalka qabashad lixda kursi ayaa waxa uu dhigayaa in maanta oo jimce ah ay bilaabato diiwaangelinta guddiga xulista ergooyinka.

1-18.jpg?resize=1000%2C1390&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga doorashooyinka heer Jubaland oo shaaciyay dooorashada lix kursi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this