Deeq A. Posted December 22, 2021 Agaasimihii xilka qaadista lagu sameeyay ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano iyo Ciidamada taabacsan ayaa dhankooda sheegay in ay samaynayaan xabbad-joojin iyo wada-hadal. Qoraal uu soo saaray Agaasimihii PSF ayuu ku sheegay in aysan jirin sabab ay xabbad u bilaabaan islamarkaana diyaar u yihiin wada-hadal iyo heshiis. Wuxuu tilmaamay in ay samaynayaan xabbad-joojin iyo wada-hadal si loo helo xal nabadeeed. PUNTLAND POST The post PSF oo mar kale war ka soo saartay dagaalka Boosaaso appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites