Deeq A. Posted December 22, 2021 Hogaanka ciidamada PSF ayaa war-murtiyeed ay ka soo saareen dagaalka labada maalin ka socda Boosaso waxa ay ku eedeyeen Puntland in ay duulaan ku soo qaaday ciidamada PSF. PSF ayaa sidoo kale sheegtay in maamulka Puntland ay ka biyo diideen gartii iyo go’aankii ay u soo bandhigeen Isimada Puntland. War-saxaafadeedka ka soo baxay PSF ayaa lagu cadeeyay in ciidamada PSF loo aas-aasay una taagan yihiin la dagaalanka Argagixisada oo keliya. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites