Sign in to follow this  
Deeq A.

Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo war ka soo saaray dagaalka Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa walaac ka muujiyay waxyeellada Shacabka Boosaaso ka soo gaartay dagaalka halkaas ka socda.

War ka soo baxay Xafiiska Difaacaha ayaa lagu sheegay in dagaalkaas uu bara-kiciyay dad ay ku jiraan waayeel, carruur iyo haween kuwaas oo haatan ku sugan xaalad banii’aadanimo oo adag iyo hoy la’aan.

Xafiiska ayaa ugu baaqay dhinacyada dirirtu u dhexayso in ay mas’uuliyad muujiyaan ayna joojiyaan bara-kicinta maatada iyo dadweynaha aan waxba galabsan.

Halkaan ka akhriso Qoraalka

DIFAACAHA.jpg?resize=679%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo war ka soo saaray dagaalka Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this