Deeq A. Posted December 22, 2021 PSF garabka uu hoggaamiyo agaasimihii xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa ka hadlay dagaalkii Boosaaso. War-saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in muddo labo berri ah uu ku socday weerar lagu jabiyay xeerarkii u dhexeeyay PSF & dowladda Puntland iyo sidoo kale go’aamadii isimada. “Dadkii iyagu argagixisadda ka tirsanaa ee aan bulshadeena ka difaacaynay haatana ku gabanaya xasaanadda dawladda marnaba nama eedayn karaan” ayaa ku jirtay war-saxaafadeedka PSF. PUNTLAND POST The post PSF oo war-saxaafeed soo saartay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites