Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo shir isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Galabta dib ugu laabtay Caasimadda Garoowe ayaa hadda la shirsan Madaxweyne ku xigeenka Axmed iyo Guddoonka Baarlamanka.

Shirkan ayaa ku soo beegmay xilli maanta uu Boosaaso ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo ciidanka ku sugan xarunta PSF oo taabacsan Agaasimihii xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano.

Wixii ka soo kordha Shirkaas kala soco Puntland Post

The post Madaxweyne Deni oo shir isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this