Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiyada Beelaha GARJAXIS Iyo HABARJECLO Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddiyada Beelaha Garjaxis iyo East Burco Clan, ayaa kulan xasaasi ah oo lagaga hadlay arrimo kala duwan ku yeeshay Magaalada Hargeysa.

Kulankan oo labada dhinac kaga hadleen xaaladda siyaasaddeed uu dalku marayo, ayaa la sheegay in ay dhawaan ka soo saari doonaan go’aamo ay ka midaysan yihiin.

268830636_342370524381833_33237714983713 269430164_342370467715172_85137096699009

Xigasho: Saab TV

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this