Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo kulan la yeeshay Wefti ka socda dalka Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo kulan la yeeshay Wefti ka socda dalka Maraykanka

xisbiyada-1024x683.jpg
Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Waddani, Ucid & Kulmiye ayaa xalay kulan balaadhan la yeeshay Wefti ka socday dalka Maraykanka oo maalmihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Somaliland.
Hoggaanka Xisbiyada Somaliland iyo Weftiga Maraykanka ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee mandaqadda Geeska Afrika, Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka ee dhanka horumarka, dimuqraaddiyadda iyo doorashooyinka.
266688816_449146813409125_34415301365144
267190706_449146860075787_27705653260365
267731181_449146883409118_42221864981779

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this