Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay wefdi ka socda Congress-ka Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   
One-1.jpg?resize=1000%2C646&ssl=1

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wefdi oo ka socda Congress-ka Mareykanka oo safar shaqo ku yimid Somaliland.

Kulan dhexmaray labada dhinac ayaa lagaga wada hadlay xoojinta xiriirka Somaliland iyo Maraykanka sida lagu sheegay War ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kale waxa Kulankaas looga hadlay Xaaladda Amniga iyo iyo Arrimaha Siyaasadda Gobolka Geeska Afrika sida Somaliland sheegtay.

Kulanka wax aka qayb-galay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo ay kamid yihiin Madaxweyne ku xigeenka iyo sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibadda.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay wefdi ka socda Congress-ka Mareykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this