Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga Amniga iyo Dhaqaalaha

Recommended Posts

Deeq A.   
1-10.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya,Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in labada mas’uul ka wada-hadleen Xoojinta Iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

Wasiirka iyo Danjiraha ayaa si gaar ah diiradda u saaray dhinacyada Amniga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga Amniga iyo Dhaqaalaha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this