Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi oo taageeray Go’aankii Cabdi Xaashi

Recommended Posts

Deeq A.   

Xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Waqooyi oo ahaa xubnihii ka yimid dhanka Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ay taageersan yihiin Go’aanka uu soo saaray Cabdi Xaashi ee lagu hakiyay 16 kursi.

Qoraal ka soo baxay xubnahaas ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayay ku sheegeen in aan la bilaabin diiwaan gelinta ergooyinka kuraasta la hakiyay ee hadda muranka ka dhashay.

war-saxaafadeed.jpg?resize=526%2C681&ssl

PUNTLAND POST

The post Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi oo taageeray Go’aankii Cabdi Xaashi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this