Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan Xisbiga Ucid oo Sheegay in Xeerka Furista Ururada Siyaasadu dhaqan gal yahay oo Ururo la furan karo!.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Sheegay in Xeerka Furista Ururada Siyaasadu dhaqan gal yahay oo Ururo la furan karo!.

ucid-e1638613726309.jpg
Xeerka ururadu Golaha Ma Horyaalo Ee Wuu Dhaqan Galay, Umadda Somaliland Waxaan U Sheegayaa in Ururadii Furanyihiin oo Xisbiyo La Furan karo”
Xildhibaan Maxamed Xasan Siciid oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in uu dhaqan Galay Xeerka Furista Ururada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this