Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Khilaafaadka Doorashooyinka oo codsi u diray Midowga Musharaxiinta

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16384497021086392.jpg?resize=715%

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ka codsaday Midowga Musharaxiinta in ay keenaan caddeymo muujinaya in Guddigu is hor taagay in uu qabto dacwado iyo go’aano u Guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.

Guddiga Khilaafaadka ayaa u ballan-qaaday Midowga Musharaxiinta iyo dhammaa daneeyayaasha kale ee doorashooyinka in uu si daahfuran u hor keenayo dacwooyinka uu qabtay iyo sida uu ku gaaray go’aamadii uu qaatay.

Guddiga ayaa warkan ku sheegay qoraal ay maanta soo saareen oo ay uga jawaabayeen eedeymaha loo jeedinayo doorashooyinka Golaha Shacabka.

FB_IMG_1638438851685.jpg?resize=720%2C11

PUNTLAND POST

The post Guddiga Khilaafaadka Doorashooyinka oo codsi u diray Midowga Musharaxiinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this