Sign in to follow this  
Deeq A.

Xafiiska Xuquuqda Aadana Puntland oo ka horyimid Go’aanno ka soo baxay dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa si adag uga horyimid warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Maxamuud Xasan Maxamed (Cawil Mataan) oo lagu mamnuucay shirarka iyo isu-imaatinada aysan dowladdu ogayn.

Xafiiska ayaa sidoo kale naqdiyay Qodob kamid ah xeerka Tayaynta caasimadda Garoowe, oo qeexaya in Maamullada Hoteellada iyo Goobaha la isu’gu yimaado ay kaydiyaan xogta Macaamiisha, markii laga codsadana la wadaagaan Laamaha Amniga.

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa sheegay in Go’aannadaas ay ka hor-imaanayaan Xorriyadda As’aasiga ah ee Dastuurka Puntland u dammaanad-qaadayo muwaadiniinta.

XUQUUQ-INSAAN.jpg?resize=1000%2C1294&ssl

PUNTLAND POST

The post Xafiiska Xuquuqda Aadana Puntland oo ka horyimid Go’aanno ka soo baxay dowladda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this