Sign in to follow this  
Deeq A.

Shiinaha oo Xoog uga Qaatay Uganda Airporiga Entebbe

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Shiinaha ayaa la wareegaya garoonka caalamiga ah ee Entebbe kadib markii la wariyey iney bixin weysay deynta ay ku dhisatay.

Shiinaha ayaa 2015-kii waxaa uu $207 million amaahiyey Uganda si loogu ballaariyo garoonka diyaaradaha Entebbe oo magisteeda qaadaneysa 20 sano, laakin waxaa muuqata in sidii loo rabay ay ka dib dhacday, Uganda ay faraha ka qaaday ceymiskii ay gelisay, taasi oo keentay in lala wareego.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this