Haashim Posted July 5, 2002 I will start here some Somali double words (erayada lammaanaha af soomaaliga), to encourage other Somalia online team to contribute. We may produce a large collection of these words which could be a value literature book, but I suggest that the words should make sense, not simple words like nin iyo naag , buug iyo qalin etc which have no deep meaning. Instead, they should be either HALHAYS, PROVERB OR NOMAD RELATED WORDS . Secondly, I know Somalia is a big land and we have many different dialectics, so if you want to contribute your local dialectic double words such as maay maay, reer xamar etc you are very welcome. Thirdly, Since the insult is forbidden in Somalia online please avoid the insult or qabiil related words which can harm to any fellow nomads. Finally, please feel free to ask me any enquiry about these words if you don’t understand, I will add another words when they come in my mind to collect as much as we can to publish a special Somali double words book. N.B. could you find within these words the names of the two (and perhaps the only as far as I know) Somali films. Bari iyo bogox, Bad iyo barri, Bus iyo ciiro, Babac iyo bannaan, Beliyo baas, Barwaaqiyo baraare, Baad iyo biyo, Baadi iyo ninkeed, Bur yo biyo, -tab iyo xeel, Tuug iyo hillac, Jaan iyo cirib, Jab iyo halaag, Jiif iyo joog, - Xoog iyo xeel, Xaaraan iyo xalaal, Xabad iyo qax, Xiliyo xoolo, Dal iyo dad, Dad iyo duunyo, Dabar iyo hoggaan, Doog iyo abaar, Dab iyo dhagax, Dan iyo xarago, Raar iyo kebed, Raq iyo ruux, Run iyo been, Rug iyo raas,- Samir iyo iimaan, Silic iyo saxariir, Sii sociyo soo soco, Sal iyo raad, Saad iyo biyo, Sool iyo sanaag, Soor iyo seef, -Shar iyo khayr, Shiikh iyo shariif - Dhacdiyo dhalato, Dhab iyo dhayal, Dhaayo iyo dhego, - Cayr iyo ceeb, Cilmi iyo hodan, Cood iyo ciyaal, Cayn iyo bayd, Cisi iyo sharaf, Catir iyo culay, Ciil iyo cadaab, Col iyo abaar, Carruur iyo cirroole, Col iyo abaar- Gudin iyo hangool, Gabbal dhac iyo waaberi, Geeddiyo hayaan, Gaal iyo muslim, Geel iyo gorayo, Gar iyo gardarro, Gacal iyo walaal, -Fallaar iyo qaanso, Fadhi iyo fuud yicibeed, Far iyo fool, Far iyo suul, -Qoor iyo xero, Qab iyo kibir, Qar iyo buur, Quursi iyo qiil, Qays iyo layla,- Kud iyo qanjo, Kab iyo Karin, Kaaf iyo kala dheeri, Kal iyo laab, Kas iyo maag, Karin iyo bannaan, Kir iyo kal, kal iyo mooye, Kas iyo kama`, -Lib iyo abaal, Lug iyo leg, Lab iyo dhaddig, - Mood iyo nool, Miyi iyo magaalo, Marrin iyo masruuf, Milic iyo kulayl, Muufo iyo maraq, Maqal iyo muuqaal, Muruq iyo maan, Mudac iyo maxaar, Maad iyo qosol, Madax iyo manjo, -Naf iyo dhaqaale, Nabad iyo caano, Nacas iyo nin raga, War iyo wacaal, Waaniyo wax sheeg, Wiil iyo walaa, Wadar iyo waaxid, -Har iyo habeen, Hal iyo nirig, Hiil iyo hoo, Harsi iyo hoyaad, Haan iyo habeen, -Yaab iyo amankaag, Yar iyo weyn, - Af iyo addin, Afar iyo tobanka iyo boqolka, Aqoondarriyo eex, Agab iyo miciin, Ab iyo isir, Irmaan iyo horweyn, Onkod iyo hillaac, Oori iyo carruur, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamila Posted July 5, 2002 Salaam Muraad, Maasha alaah Maasha alaah walaahi waa erayo aad u wacan oo jira lakiinse aniga ma haayo wax aan kugu kordhiyo sababtoo ah intii jirtayba in aad soo sheegtay ayaan filayaa koleey waxaan kuugu soo kordhin lahaa halahaan Jaceel<<<<<<>>>>>naceeb Xumaan<<<<<<>>>>>samaan Qalad<<<<<<<>>>>>Sax Qasaaro<<<<<>>>>>Faido Qurux<<<<<<<>>>>>Foolxumo Sharaf<<<<<<>>>>>wanaag Gadaal<<<<<<>>>>>Horay Nolol<<<<<<<>>>>>Geeri Intaas ayaan Xasuustay ileen waqti ayey igu qadaneeysaa hadii aan ka sii fakaro ileen waa in aan ka fiirsada waxaad adiga soo qortay iyo waxaan soo qoraayo in ay isku nooc noqdaan walaalkiis Muraad, anyways Salaamada ka dheh :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted July 6, 2002 Thanks Kamiila for your reply, but as i say before words should be either HALHAYS OR NOMAD RELATED ETC. for example gudin iyo hangool, mudac iyo maxaar are nomad related words while raq iyo ruux mood iyo nool are halhays soomaaliyeed waayo waxaan niraahnaa neefkii raq iyo ruux meel uu dhihgay lama helin, ama mood iyo nool wuxuu lahaa qofkaasi wuu waayey etc. so I would prefer such words. for your words geeri iyo nolol, xumaan iyo samaan are such words but the rest I suspect to be famous HALHAYS. (I could be wrong) Anyhow keep try i am sure you will find more. ALLOOW MARKAAD MID NA SIISISD MID HA NAGALA NOQON. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CARTAN Posted July 6, 2002 Mudane Muraad: Fikrad fiican ayaad soo jeeddisay oo loo baahnaa in la hello meel laggu kaydiyo maaxda caynkaan ah,waxayna ahayd arrin xil innaga saarraa waxka qabashadeeda,waanad mahadsan tahay. Aad ayay qaali u tahay maanta ilaallinta iyo dhugsiinta errayada Lammanaha ah ee luuqadeena Hodanka ah. Run ahaantii haddii aad sebbenkan indhaha la sii raac raacdo habdhaqanka dadkeeni,waxaad mooddaa in laggaba sii xarko siibbanayo iska daa wax la soo urrurshee guud ahaan micnaha, ahmiyadda iyo qiimihii uu lahaa Afku(We pay no heed with our own Somali language) Taasina waxa ay inbadan saamayn xoog leh ku yeellandoontaa jiillasha innaga dambeeya haddii aan markaas gacan degdeg ah lagga geysan dhibta haatan taaggan ee ku taxaluqa is-faham la'aanta xagga luuqda iyo ku haddaaqa afafkan qallaad ee aynu ugu soo galnay Waddamadan Reer Galbeedka. Dabcan, ayadoo aan filayo siddii walaasheen Kaamilaba ay sheegtay in aad soo gudbisey Lammaanayaasha qaybtoodii badnayd isla markaasina aannan rabbin in aan haddalka ku sii dheerraado, bal aan isu dayo in aan soo gudbiyo wixii maanakayga ku soo dhaca... Arrin xummi abaar kadaran Af iyo addin Awood iyo laxaad Barri iyo Galbeed Bash-bash iyo barwaaqo Baddar iyo galleey Ban iyo bannaan/kayn Billic iyo bidhaan Booddiyo cayaar Caano iyo ciir Calimaax iyo Cawrala Ciil iyo cataw Cishqi iyo mucaashaq[imo] Coon iyo carran Culeys iyo cammeeys Cuddur ito caafimaad Dhib iyo dheef Dhaggar iyo dhugxumo Dhammac iyo dhimbiil Dhammac iyo rasaas Dhaandhaan iyo dhoohanne Dheel iyo dhallaan Dhayal iyo dheg xummo Daal iyo rafaad Dayew iyo warreer Dabar iyo shakaal Deeqsi iyo gocor Deyn iyo ammaah Diihaal iyo dacdarro Dooc iyo dareen Dulli iyo darxumo Eex iyo Ihaano Eersashiyo aayar socod Faxal iyo farxaan Fakar iyo wallaac Farxad iyo naruurro Garriyo gardaro Gaban iyo garroob Gabar iyo caano! Garyaqaan iyo jaahil Gelbis iyo arroos Geesi iyo Hanad Geesi iyo fuley Gibliyo cayaar Gorrof iyo dhiil Guubaabbiyo waanno Guur iyo gaabsi Haddal iyo hawraar Hebbel iyo heblaayo Hoog iyo hallaag Haddal iyo hugun Heello iyo maanso Heelan iyo Jeellan Hiddo-iyo dhaqan Hooggey iyo ba'ay Hollac iyo naar Hoodo-iyo Ayaan Hoog iyo ba' Hooyo iyo habsiin/kalgacal ! If iyo aakhiro Iftiin iyo aqoon Iil iyo Xabbaal Jaan iyo cirrib Janno iyo Caddaab Jamaal iyo joog Kaah iyo iftiin Kaddin iyo bannaan Karti iyo awood Kud iyo kaar Kaftan iyo is-yeelyeel Kurbiyo xannuun Kumbis iyo ma dhaafaan Kusin iyo hayaan Kuurgal iyo kaadsi Karrin iyo hillaac (Karrin=Karran,not for cooking) Lab iyo dhiddig Maqane iyo moog Maskax iyo maan Maammin iyo maammin la'aan Maangaab iyo gunimo Maddaw iyo caddaan Mayal iyo addayg Mingis iyo masayr Miciin iyo addeeg Nasab iyo nisbaysi Nimco iyo nusqaan Oomatiyo daryeel Omos iyo dagaal Oon iyo harraad Oohin iyo barroor Qaxar iyo dhibaato Qalallaase iyo qax Qaad iyo sigaar Qooq iyo jacayl Quuddarayn iyo quus Roob iyo raxmad Rag iyo reer Rammasiyo barwaaqo Rafaad iyo raaxo Rajiyo rayn-rayn Riyo-iyo soo jeed Roob iyo rammays Sarbeeb iyo sirgaxan Sinaandariyo seeg Samir iyo iimaan Saxansixiyo saansaan Sarbeeb iyo daah[id] Samme iyo gargaar Sawac iyo si-loon Sacsac iyo si-loon Safar iyo sirdoon Saked iyo xishood Sebben iyo waa Suurrow iyo dhaanto Sharraf iyo shifays Taakulayn iyo hoo Tab iyo Xeellad Tallo iyo tabbaabusho Tiigsi iyo taabbid Tix iyo tirraab Taxanne iyo taariikh Tabbaale iyo tiic Uurku-taalliyo aanno Uunrays iyo abbeeso Ul iyo diir Warsan iyo weersan Wacan iyo wannaag Wad iyo callaf Way iyo to'laa'ay! Welwel iyo walaac Wiil iyo caano! Xubbi iyo kalgacal Xeerro iyo fandhaal Xinnif iyo xannaaq Halkaas haynoo joogto caawa... Caweys Wacan iyo Camal Suuban "INASSALAATA KAANAT CALAL MU'MINIINA KITAABAN MAWQUUTAN!!" ...SCS. :cool: _____________________________________ ________________CARTAN_______________ MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALLAFKIIS HA QOOMAMMEYN HANNA QUUSAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted July 7, 2002 well done mr cartan, runtii ishaad ka riddey si fiican ayaadna u fahantey ujeeddedeyda halkaas ka si wad, laakiin wali suaasheydi lagama jawaabin labadi filim ee soomaaliya wali lama sheegin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thunder Posted July 8, 2002 I was in a city so I can't contribute to this wonderful topic Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thunder Posted July 8, 2002 Meant to say " I was born in a city.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted July 8, 2002 Excuse me Thunder ... did ya say "You were born in a city? Knowing the grammar of the Somali language has nothing to do with being born in a city, namean?. word! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted July 8, 2002 Thunder you can contribute modern double words, such as muufo iyo maraq, bur iyo biyo etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Manala_garaad_baa Posted July 8, 2002 salaamu calaykum I think film was rafaad iyo raaxo. And the 2nd one may be cilm iyo caado although I am not sure if cilmi iyo caado was made as film as well. I known cilm iyo caado was rewaayad. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buubto Posted July 9, 2002 Asalaamu Caleykum WR WB Muraad waaaaaaaaaaw gacan yaan kuu tagay. topic wanaagsan waaye lakin akhoon saa u sii duruqsan somali words uma lihi. just look this am i right:- Unsi & catar Batarool & gaari Xalwo & sokor OOmo & dhar Cuno & goos Jiko & Alaab Af & Hadal Buraanbur & Gurbaan Sacab & Dhaanto Digsi & Dab Hilib & Laf Keyboard & Computer Dumar & dahab Qaac & dab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted July 9, 2002 Well done buubto you're trying sister, at the end we will collect the the best ones and most famous double words, so who know we may pick several from you try again and don't hesitate to ask any question about this subject. The only thing i can assure you is that Mr. Cartan got the idea. what we need is famous halhays or nomad related words to keep these words in one book. Mananlagaraadbaa you've tried but it's not right answer try again you can find in my words. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saabir Posted July 10, 2002 Muraad and Cartan I applaud your deep knowledge of the Somali:) well done guys. Let me try to write a few: Caruur iyo ciroole Caamo iyo waxgarad Tin iyo cirib Far iyo faraanti Miyo iyo Magaalo ( that was the film's name!) Laf iyo cambe Juuq iyo Jaaq Lilaahi iyo laqdabo Muruq iyo maan Dameer iyo Labadiisa daan Ismadhaanto iyo dhasheed! Ull iyo diirkeed Nin iyo garaadkii Taag iyo tamar Dhib iyo dheef Hiil iyo hoo Dhab iyo dhalanteed I couldn't write more than that. Thunder: The somali language isn't only for those who were born in the countryside!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haashim Posted July 10, 2002 Well done silent you got a lot and also you got one of the films, where is the other one? saas ku sii wad try again kuwaanna ka warran. Goray iyo haldhaa Gulf iyo colaad, Gudcur iyo habeen Golos iyo gacantaag Meel baas iyo reero muskood Walwal iyo walaac Wareeg iyo waabatiris Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 10, 2002 JamaaL-11 iyo Poetry Quote Share this post Link to post Share on other sites