Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda PSF oo war ka soo saartay xiisadda Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda PSF ayaa shaacisay in aysan awaamiirta dhanka Amniga ka qaadan doonin ciddii shalay la shaqaynaysay Cadowga inkastoo aysan sheegin magaca ciddaas.

War qoraal ah oo ka soo baxay PSF ayaa sidoo kale lagu sheegay in Ciidamada iyo Saraakiisha PSF yihiin kuwa tababar fiican leh oo ku filan Amniga Shacabka.

Halkaan ka akhriso warka PSF

PSF-3.jpg?resize=1000%2C1415&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Hay’adda PSF oo war ka soo saartay xiisadda Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this