Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Safar Ku Yimaado Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa in uu maanta safar ku yimaado Somaliland.

Magaalo xuduuda Degmada Tog.Wajaale ayaa si wayn looga dareemayaa soo dhawanta madaxwaynaha dowlada deegaanka Somalida Itoobiya oo Safar Dhulka Ka Ah Ku Imanya Somaliland.

261109101_1549572445443028_3454736345517 261474533_1549572448776361_8071579565413

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this