Deeq A. Posted November 27, 2021 Shil Gaadhi oo halisa Ayaa Ka Dhacay Wadada u Dhaxeysa Hargeysa iyo Gabiley Ee Deegaanka Caro-Yaabmo, Shilkan Cidana Waxaba Kuma noqon Marka Laga Yimaad Khasaaraha Soo Gaadhay Gaadiidka. Shilkan oo gaadhi booyada ahi dul maray ka yare e markii faroose ah ayaa waxaa ku dhaawacmay hal qof halka laba gaadhina ay khasaare badan uu soo gaadhay. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites