Deeq A. Posted November 26, 2021 Afartii sano ee u dambeysay waxaa na soo maray dhaqan xumo siyaasadeed tii ugu darneed; waxaa la hirgeliyey qorshe ku dhisan it’s our turn to eat-waa markeenii ee aan cuno. Waxaa abuurmay dhaqan ah in qofka looga faa’ideysto duruuftiisa dhaqaale isaga oo lagu soo xiro gelinaya lacag iyo jago. Halkaas waxaa ka dhalanaysa in siyaasadda laga muufeysto! Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites