Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Ardey Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ardey, dadweyne jidka socday iyo qaar AMISOM ah ayaa ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay inta u dhaxeysa KM4 iyo Taribuunka ee degmada Hodan, Muqdisho.

Ugu yaraan sideed qof ayaa ku geeriyooday qarax halka dhaawacyada ay kor u dhaafayaan ilaa todobo iyo toban, waxaana weli socda kala saarista.

Al-shabaab, oo ah koox islaamiyiin ah oo ka dagaalanka gudaha Soomaaliya ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyada oo intaas raacisay in ujeedka ahaa AMISOM.

Image

Image

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this