Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwene Deni oo magacaabay Taliye ku xigeenno cusub

Recommended Posts

Deeq A.   
One.png?resize=479%2C359&ssl=1Ilyaas Isxaaq (bidix) iyo Khaalid Axmed (midig)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale.

Taliye ku xigeenka cusub ee Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay G/sare Ilyaas Isxaaq Maxamuud.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa sidoo kale G/dhexe Khaalid Axmed Cabdiraxmaan u magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliiska Gobolka Bari.

PUNTLAND POST

The post Madaxwene Deni oo magacaabay Taliye ku xigeenno cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this