Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Laba Sanno Xadhig Ah Ku Xukuntay Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Masuul ka tirsan Xisbiga WADDANI, ayaa lagu xukumay laba sanno iyo laba  bilood, ka dib markii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex xukun ku riday Masuulkan oo muddo xidhnaa.

Weli Cabdi Jaamac, oo ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI, ayaa xukunkiisu loo cuskaday eeddo uu u jeediyey Madaxweynaha Somaliland  Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this