Sign in to follow this  
Deeq A.

Hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka S/land ee Ucid & Waddani oo Nairobi Kulan kula yeeshay Hay’adaha S/land ka taageera Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Ucid & Waddani ayaa kulan Nairobi kula yeeshay Waddamada iyo Hay’addaha Somaliland ka taageera arrimaha Doorashooyinka.

Sida xogguhu tibaxayaan Kulankan dhexmaraya Labada Dhinaca ayaa laga wadahadlay Arrimo ku taxaluuqa  Qabsoomida Doorashada madaxtooyada ee dabayaaqada sannadka soo socda la filaayo.

  • 1-2.jpg
  • 2-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this