Deeq A. Posted November 24, 2021 Waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho ku geeriyooday mulaxamiistaha weyn ee caanka ah ee Jiim Sheekh Muumin. Muumin oo ku shaacbaxay aaladda kabanka ayaad sameeyey heeso badan oo ay qaadaan fanaaniinta ugu magaca dheer Soomaaliya. Fanaanka ayaa muddo ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxaa uuna maanta ku geeriyooday isla magaalada. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites