Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti ka socda Xukumada S/land oo gaadhay Dalka Jabuuti+Ujeedada Safarkooda 

Recommended Posts

Deeq A.   
Wefti ka socda Xukumada S/land oo gaadhay Dalka Jabuuti+Ujeedada Safarkooda

 

Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha, taliyaha ciidanka laanta socdaalka iyo masuuliyiin kale ayaa gaadhay caasimada dalka jabuuti. halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wakiilka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti.

jabuuti-2.png
shir.png

Masuuliyiinta ka tirsan xukuumada somailand ayaa magaalada jabuuti kaga qaybgalaya shir caalamiya oo lagaga hadlayo arimaha qaxoontiga kaasi oo ay ka qaybgalayaa dalal kale oo katirsan qaarada Africa.

wafti-1.png

Shirkan ayaa waxaa soo agaasintay haayada qaramada midoobay ee arimaha qaxoontiga ee UNHCR.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this