Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo codsi u gudbiyay maxkamadda sare ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maxkamadda sare ka codsaday in ay ansixiso natiijada doorashadii laga qabtay saddexda degmo ee Qardho Eyl iyo Ufayn.

Warqad ka soo baxday guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maxkamadda sare loogu gudbiyay codsi ku saabsan in ay ansixiso natiijadaas.

Guddoomiye Guuleed Saalax Barre ayaa warqadda uu maxkamadda u qoray ku sheegay in aysan jirin wax cabasho ah oo ka timid natiijada doorashada saddexda degmo sidaas darteedna ay tahay in la ansixiyo.

Halkaan ka akhriso warqadda

GUDIGA.jpg?resize=720%2C994&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga doorashooyinka Puntland oo codsi u gudbiyay maxkamadda sare ee Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this