Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheikh Shariif iyo Lafta Gareen oo kulan gaar ah yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   
3-15.jpg?resize=1000%2C563&ssl=1

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweynihii hore dalka Shekh Shariif Shekh Axmed.

Kulanka Madaxda oo qaatay Saacado ayaa waxaa ay iska xogwaraysteen Xaalada Dalka Hormarka laga gaaray Arimaha Doorashooyinka iyo sida hore loogu socon lahaa.

Madaxweynihii hore Shariif Shekh Axmed ayaa Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ku bogaadiyey dadaalka uu ugu jiro sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho wada ogol ah horena loogu socon lahaa.

PUNTLAND POST

The post Sheikh Shariif iyo Lafta Gareen oo kulan gaar ah yeeshay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this