Sign in to follow this  
Deeq A.

Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI ee shanta Sanno ee soo socota ayaa waxa loo doortay Xirsi Cali Xaaji Xasan,kaas oo ay ergadda shir weynaha labaad ee Xisbiga WADDANI cod aqlabiyad ah ugu doorteen inuu noqdo Guddoomiyaha shanta sanno ee soo socota ee Xisbiga WADDANI,waxaana u coddeeyey kun iyo laba boqol iyo shan iyo labaatan ergay 1,225.

Guddoomiyaha la doortay ee Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa doorashadiisa ka dib waxa uu u mahad celiyey ergada Shirweynaha ee u codaysay

Goor dhaw la soco warkan oo faahfaahsan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this