Deeq A. Posted November 16, 2021 (SLT-Toronto)-Maayirka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa la kulmay qaar kamid ah bulshada iyo ganacsatada Soomaalida isagoo kala hadlay wax ka qabashada dhibaatooyinka heysta oo ay kamid yihiin dilalka dhallinyarada. Toronto waxaa degan kumanaan Soomaali ah, hase yeeshee Jaaliyadda ayaa sannadihii dhowaa la kulantay dhibaato ay ugu weyn tahay dilka wiilal badan oo Soomaali ahaa. Source Share this post Link to post Share on other sites