Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog-hayihii Warfaafinta Xisbiga Waddani oo iscasilay

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) xoghayihii warfaafinta ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa iska casilay xilkii uu xusbigaas ka hayay.
Xoghaye Xuuto ayaa xisbigaasi xilkaa u magacaabay ka dib markii uu ka tanaasulay murashaxnimadii dhawaa dhacday oo uu u sharaxnaa golaha wakiillada.
Xuuto ayaa muddo lix sanno ah oo uu soo hoggaamiyay ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA wuxuu ku biiray siyaasadda.
257241933_4976548232357443_5683776342087
1 Share
Like
Comment
Share

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this