Deeq A. Posted November 14, 2021 Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Shir-waynaha Xisbiga UCID, Abshir Axmed Xasan oo ay weheliyaan qaar kamid ah xubnaha guddida, ayaa maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga UCID. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in Shir-waynihii Xisbiga Dib loo dhigay. Shir-wahnaha Xisbiga oo muddaysnaa in uu qabsoomo, 29-ka ilaa 30-ka Bishan November, ayaa dib loogu dhigay 20-ka Ilaa 21-ka Bisha December, halkan hoose ka Daawo Source Share this post Link to post Share on other sites