Sign in to follow this  
Deeq A.

Myanmar oo xukun ku ridday suxufi Maraykan ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster .

Suxufigaasi oo bishii May lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacdoon iyo ‘argagixiso’.

Goobtii lagu  Maxkamadeeyay saxafigaasi ayaa la sheegay in loo diiday qeybaha warbaahinta iyo shacabka,sida laga soo xigtay qareenka saxafigaasi.

Danny Fenster, ayaa ahaa tifaftire iyo wariye ka tirsanaa majaladda Myanmar’s Frontier.

PUNTLAND POST

The post Myanmar oo xukun ku ridday suxufi Maraykan ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this