Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Balcad

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tegay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Ra’iisul Wasaaraha waxa safarka weheliya madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), Wasiirka Amniga iyo mas’uuliyiin kale.

 Booqashadan ayuu ugu kuurgalaya xaaladaha amni nololeed ee degmada Balcad iyo deegaannada ku teedsan iyo halka ay marayaan mashaariicda horumarineed ee halkaas ka socda sida dhismaha waddada laamiga ah ee xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Balcad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this