Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqa caasimadda Garoowe oo sheegay in dan-guud loo aqoonsan doono dhulka aan sharciyeysnayn

Recommended Posts

Deeq A.   

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa sheegay in dhul dan-guud loo aqoonsan doono dhammaan bogcadaha aan laga diiwaan-gelin waaxda dhulka u qaabilsan dowladda hoose.

Axmed Barre ayaa ku wargeliyay dhammaan dadka leh boosaska cabbiran in ay sida ugu dhakhsaha badan uga diiwaan-geliyaan waaxda dhulka si loogu sharciyeeyo.

Sidoo kale wuxu digniin adag ka bixiyay in la kala gato dhul aan sharciyad ka haysan dowladda hoose ee degmada Garoowe.

PUNTLAND POST

The post Duqa caasimadda Garoowe oo sheegay in dan-guud loo aqoonsan doono dhulka aan sharciyeysnayn appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this