Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyay Shirka Guud ee Amniga Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
2-14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulanka Amniga Gudaha ee Puntland, oo looga hadlay warbixinta Amniga iyo dardargelinta qorshaha lagu horumarinayo amniga gudaha.

Shirka waxaa ka qeybgalay, Wasiirada Wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha, Taliska Ciidamada Booliska Puntland oo ay weheliyaan Taliyeyaasha qeybta booliska ee Gobollada Puntland, Hoggaanka dambi baarista ee Ciidanka Booliska, qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobollada Iyo Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland.

  • 19.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 18.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 17.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 16.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 11.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 10.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 8.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 7-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 6-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 5-2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 4-5.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 3-10.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 2-14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 1-14.jpg?resize=1000%2C654&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyay Shirka Guud ee Amniga Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this