Deeq A. Posted November 9, 2021 Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in dilalka ka dhacay magaalada oo ay ku jiraan kuwa loo adeegsaday qoryaha ay kordheen sanadkan marka loo eego sanadkii tagay. Hubka sida sharci darrada ah kusoo galaya magaalada, ayaa la sheegay inay sabab u tahay kororka dilalka la xiriira toogashada. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites