Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaalida Sweden oo ka faa’iideystay mashruuc lagu toosinayo ubadka

Recommended Posts

Deeq A.   

STOCKHOLM —
Qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ee dalka Sweden ayaa saddexdii sano ee lasoo dhaafay ka faa’iidaystay mashruuc ku saabsanaa leylinta iyo barbaarinta ubadka.

Mashruucan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay kamid yihiin dilalka dhallinyarada Soomaalida dhexdooda oo sanadkan gaaray qiyaastii 10 qof.

Waxaa kaloo sidoo kale mashruucan uu xoogga saarayay ka hortagga maandooriyaha iyo sida ugu haboon oo waalidka iyo caruurta qurbuhu ay isku fahmi karaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this