Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad dagaal oo ka aloosan degmada Guriceel

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad u dhexaysa Ciidamada Galmudug iyo malayshiya-beeleed hubaysan ayaa maanta ka aloosan magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Malayshiyaadka ayaa sida wararku sheegayaan ku hareeraysan saldhiga Booliiska Guriceel halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Galmudug.

Xiisadda ayaa ka dhalatay kadib markii wiil dhalinyaro ah maanta lagu dilay gudaha degmada Guriceel waxaana laga cabsi qabaan in dagaal ka dhex qarxo labada dhinac.

PUNTLAND POST

The post Xiisad dagaal oo ka aloosan degmada Guriceel appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this