Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Bari

Recommended Posts

Deeq A.   

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka Dalweyn iyo Jurile oo ka tirsan Gobolka Bari.

Shilka ayaa ka dhashay isku dhaca laba gaari oo midkood ka yimid magaalada Boosaaso halka gaariga kale ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.

Shilkaas ayaa sababay dhimashada inta la xaqiijiyay saddex gabdhood iyo dhaawacyo kala duwan.

Saraakiisha ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland oo goobta gaaray ayaa baaritaan ku haya dhilkaas.

Halkaan ka eeg sawirada shilka

1-12.jpg?resize=600%2C364&ssl=1 2-11.jpg?resize=720%2C435&ssl=1 3-8.jpg?resize=720%2C540&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this