Sign in to follow this  
Deeq A.

Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo ku dhibaateysan xuduudda Belarus iyo Poland

Recommended Posts

Deeq A.   

Tan iyo markii uu xumaaday xiriirka Belarus iyo Midowga Yurub, waxaa kordhay muhaajiriinta isku dayaysa in ay ka gudbaan Belarus, oo ay tagaan Poland oo ay halkaasi kaga sii gudbaan dalalka reer Yurub.

Muhaajiriin ka timid Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa waddadaasi isku daya in y Yurub ka galaan. Hase ahaatee waxa ay la kulmaan dhibaatooyin uu qabowga daran iyo barafku ka mid yahay.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka qortay wiil Soomaali ah oo 16 jir ah oo ka sheekeeyay dhibaatooyinka uu kala kulmay damaciisii ahaa inuu u gudbo Poland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this