Jacaylbaro Posted October 9, 2008 You were lucky it was not in August/Sept ,,, try to see that and you will be lucky if you don't melt. January is its best time weliba ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted October 9, 2008 Jaceylbare... Aniga waxaan is lahaa baddii quruxda badneyd iyo kalluun baad arkeysaa markaasaad waxaad indhaha naga galisay bilcaamo qaawan oo surwaal gashan...waa maxay waxaas? :mad: :mad: My old girl thinks of me as a pervert now all thanks to you because she caught me looking at these pictures and she started screaming and yelling at me...war ninyahow bal waxaad igu sameysay bal eeg...bilcaamaha yar waxaa ka weyn kuwaan awoowga u ahay. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 9, 2008 Marka horeba odayaasha looma ogolayn inay meelahaas khaawisaan niyow markaasaad dalaq iska soo leeyadahay. Mida kele Badda quruxda badan iyo xeebtuba way ka muuqdaan meesha ee dee ma anigaa idhi hablahan yaryari ha isku gudbeen meesha ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 9, 2008 LooL@Nuune sawiraanta meesha aan ku arkay malaisku sheegayo laakin sawirada waa arkay adinko asakar Diktonada la dhahay Camal iswada garab taagan Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 9, 2008 lol@Afro, oo ma anaa ku jirey dadyowga sidii asnaamta u taagan, sheekaaba keentayba Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 9, 2008 heheeheh Nuune reer magaal weyn atahay awoowe ...meesha curiyasha SOL aa ka buuxeen lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 10, 2008 Not cool. This might be their youtube vidoe: Youth trip back home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 10, 2008 ^nice vid. Looks like they had a good time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2008 I still remember when this Redsea lied to us about his secret trip to wherever ....... Can't see the video but the guys look happy ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites