Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Welcome to Berbera Beach

Recommended Posts

You were lucky it was not in August/Sept ,,, try to see that and you will be lucky if you don't melt.

 

January is its best time weliba ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Jaceylbare...

 

Aniga waxaan is lahaa baddii quruxda badneyd iyo kalluun baad arkeysaa markaasaad waxaad indhaha naga galisay bilcaamo qaawan oo surwaal gashan...waa maxay waxaas? :mad: :mad:

 

 

My old girl thinks of me as a pervert now all thanks to you because she caught me looking at these pictures and she started screaming and yelling at me...war ninyahow bal waxaad igu sameysay bal eeg...bilcaamaha yar waxaa ka weyn kuwaan awoowga u ahay. redface.gifredface.gif

 

 

Salam Aleikum W.W

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka horeba odayaasha looma ogolayn inay meelahaas khaawisaan niyow markaasaad dalaq iska soo leeyadahay.

 

Mida kele Badda quruxda badan iyo xeebtuba way ka muuqdaan meesha ee dee ma anigaa idhi hablahan yaryari ha isku gudbeen meesha ? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

LooL@Nuune sawiraanta meesha aan ku arkay malaisku sheegayo

 

laakin sawirada waa arkay adinko asakar Diktonada la dhahay Camal iswada garab taagan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this