Sign in to follow this  
Deeq A.

Iska hor-imaad kooban oo ka dhacay magaalada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Hal askari oo ka tirsan Booliiska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas goor dhowayd ka dhacday gudaha caasimadda Garoowe.

Askar ka tirsan ciidanka Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo ciidamo Taraafiko ah ayaa sida wararku sheegayaan is rasaasayn ku dhexmartay Xarunta Taraafikada Garoowe.

Rasaasta ayaa ka dambaysay muran ka dhashay Gaari laga xereeyay ciidanka Madaxweyne ku xigeenka.

PUNTLAND POST

The post Iska hor-imaad kooban oo ka dhacay magaalada Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this