Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada Maraykanka oo ku boorisay maamulada Somaaliya in ay dardar galiyaan arimaha doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawlada Maraykanka ayaa fariin culus u dirtay madaxda maamul goboleedyada Somaliya si ay u dar dar galiyaan arimaha doorashada ee soo socota.

Madaxda fariinta la gaadhsiiyay ayaa kala ah.

Madaxweyne Said Abdullahi, Madaxweyne Axmed Madoobe, Madaxweyne Qoor Qoor, Madaxweyne Ali Gudlawe yo Madaxweyne Lafta Gareen

Dawlada Maraykanka ayaa ka mid ah dawladaha sida xaqiiqda ah ula socda arimaha Somal

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this