Sign in to follow this  
Deeq A.

Kumaandooska Soomaaliya oo burburiyay Saldhigyadii Al-shabaab ee Gobolka Shabeellada hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab  ayaa ka warbixiyay hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose.

Saraakiisha Danab ayaa laga soo xigtay in hawlgalkaas lagu beegsaday Al-shabaab islamarkaana si dhammaystiran loo burburiyay dhammaan saldhigyadii Al-shabaab.

Hawlgalka ayaa laga fuliyay tuulooyinka Tawakal iyo Daarusalaam oo ka tirsan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose sida ay qortay warbaahinta dowladda Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Kumaandooska Soomaaliya oo burburiyay Saldhigyadii Al-shabaab ee Gobolka Shabeellada hoose appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this