Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Siibad oo eedaymo culus u jeediyay guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC

Recommended Posts

Deeq A.   
SIIBADD.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland, islamarkaana hoggaamiya urur siyaasadeedka Mustaqbal ayaa markii u horraysay maanta ka hadlay doorashadii ka dhacday saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Xildhibaan Siibad ayaa eedaymo culus u jeediyay guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee TPEC, oo uu ku tilmaamay kuwa baal-marsan shuruucda iyo nidaamka hirgelinta hannaanka xisbiyada badan ee doorashada qof iyo cod.

Halkaan ka daawo khudbadda xildhibaanka

PUNTLAND POST

The post Xildhibaan Siibad oo eedaymo culus u jeediyay guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this