Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa Laga Hadlay Fadhigii Maanta Ee Golaha Wasiirradda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Fadhigii 82aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa war-biximo lagaga dhagaystay Wasiirrada Wasaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

Waxaana goluhu ka wada hadlay arrimaha xoojinta amniga Dalka oo goluhu dood dheer ka yeeshay. Sidoo kale goluhu waxa uu lafo-guray dardar-gelinta siyaasadda arrimaha dibedda iyo xidhiidhka caalamiga ah, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this